Friends and Foes
What's new
If you need to download a large sequence of files, try this:
Dictionaries
Don't forget to check out the somali-english dictionary as well as the
English dictionary
Mind in motion ..
Sharing thoughts, sentiment, and some madax-xanuun
[.....on a loooooooooooooooooooooooooooooong hiatus..]
[.....on a loooooooooooooooooooooooooooooong hiatus..]
December 28, 2005
Baro ama ha lagaa barto..
Qofkasta mas'uuliyadda saaran hadduu u dareemi lahaa sida Ibrahim, oo uu cilmiga u leeyahay u gudbin lahaa, darajada cilmiga ee "waan-daadiyey" mar hore ayaan ka gudbi laheyn, dhab ahaan.
Bogga Ibrahim ee baro IT, waxaad ka helaysaa video-yaal afki-hooyo ku baxa oo ku saabsan habka loo isticmaalo prograammada MS Office (Word, Excel, etc.)
Haddii aad adigu 'daadisey' MS Word, Adeer iyo abti koob shaaha usoo shub, soo fariisi computerka hortiisa, ka dawee cudurka loo yaqaan "war-hebelow-waxaan-wuu-i-wareeriyey" syndrome.

Posted by: somalism