BBCSomali.com | Wararka | Somali News index

dhegeyso 11:00, 14:00, 18:00


Sh. Xasan Dahir Aweys, oo ay garab kamid ah Isbaheysigu u magacaabeen guddoomiye, ayaa BBC u sheegay in Sh. Shariif iyo Shariif Xasan laga eryey Isbaheysiga Asmara.

read story at bbc.co.uk 


Golaha Ammaanka ee QM ayaa leh kalfadhi ku saabsan Somalia oo ay markii ugu horreysay joogaan xubno kala matalaya dowladda KMG ah iyo Isbheysiga Dibu Xoreynta.

read story at bbc.co.uk 


Ganacsatada Puntland ayaa deeq isugu jirta gaadiid, qalab isgaarsiin iyo darays ciidan ugu deeqay booliiska, si dibu habeyn loogu sameeyo xagga ammaanka ee gobolladaas.

read story at bbc.co.uk 


Bannaanbaxyo rabshado wata ayaa ka qarxay dalka Kenya. Ardayda iskuullada ayaa lagu edeynayaa falalkan, iyadoo la sheegayo in qaarkood ay maandooriyaha isticmaalaan.

read story at bbc.co.uk 


Xiisad xoog leh ayaa ka taagan Afgooye ee gobolka Sh/Hoose kaddib markii ay halkaas tageen ciidan cusub ee dowladda ku meel gaarka oo laga keenay dalka Ethiopia.

read story at bbc.co.uk 


Guddoomiyaha Barlamaanka Sh. Aadan Madoobe ayaa BBC uga warramay socdaal u ku joogo dalka Kenya, iyo mid laga yaabo inuu ku aado dalka Boqortooyada Sucuudiga.

read story at bbc.co.uk 


Ciise Xabbad Calasow oo bare ka ahaa dugsiga sare ee Cumar Samatar ayaa la aasay kaddib markii ay dabley kala baxday gurigiisa Jimcihii. Dilka ayaa qeyb ka ah dilal hore.

read story at bbc.co.uk 


Rag hubeysan ayaa habeenkii Axadda gurigiiisa ku weerary Ibrahim Cabdinur, oo kamid ah xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ee saldhiggiisu yahay magaalada Baydhabo.

read story at bbc.co.uk 


Shirweyne ayaa Sabtidii Djibouti uga furmay golaha dhexe ee Isbaheysiga Dibu-Xoreynta Soomaaliya, iyagoo durba ansixiyey heshiiskii ay kal hore la galeen dowladda.

read story at bbc.co.uk 


Guddoomiyaha ganacsatada xoolaha ee Somaliland, C/llahi Max'ed C/raxman ayaa lagu xiray Hargeysa, markii uu iska diiday heshiis ay dowladdu la gashay ganacsade Sucudi ah.

read story at bbc.co.uk 


Xoghayaha Guud ee Qaramda Midoobay Ban Ki-moon ayaa Arbacada warbixin ku saabsan Soomaaliya u gudbin doona Golaha Ammaanka oo kal- fadhi ka leh arrimaha dalkaas.

read story at bbc.co.uk 


Ugu yaraan toban qof ayaa dhintay, labaatan kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo aroortii Khamiista ka qarxay Warshadda Baastada ee magaalda Muqdisho.

read story at bbc.co.uk 


Wargeyska The Foreign Policy ayaa sheegay in Soomaaliya ay kaalinta koobaad kaga jirto dalalka fashilmay. Wuxuuse wargeysu sheegay inay jirto rajo ay uga bixi karto liiskaas.

read story at bbc.co.uk 


Afhayeenka baarlamaanka, Sh. Adan Madoobe, ayaa BBC u sheegay in golihiisu uu soo dhaweeyey heshiiskii Djiouti ay ku gaareen dowladda iyo Isbaheysiga Dibu Xoreynta.

read story at bbc.co.uk 


Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah oo ku shirsanaa Yemen ayaa ku dhawaaqay inay ka heshiiyeen xurguf in muddo ah ku kala dhex jirtay oo laba garab u qaybisay.

read story at bbc.co.uk 


Sagaal nin oo kasoo jeeda Guriceel iyo Cadaado, kuna sii socday Hargeysa, ayay booliiska Puntland ku xireen Gaalkacyo. Xariga ayaa la xiriira dilalka Gaalkacyo.

read story at bbc.co.uk 


Boqollaal qof oo kamid ah dadka ka barakacay colaadda Muqdisho ayaa dibad-bax ay uga dhiidhinayaan ugaarsiga shaqaalaha gargaarka ku qabtay duleedka Muqdisho.

read story at bbc.co.uk 


Saddex qof ayaa ku dhaawacmay madaafiic jawaab u aheyd hoobiyayaal fiidkii Isniinta lagu tuuray garoonka dayuuradaha ee magaalda Muqdisho.

read story at bbc.co.uk 


Ha'yadda dhaqkhaatiirta aan xudduuda lahayn ee MSF, ayaa ka digtay in ay ka jirto xaalad xun oo caafimaad daro Afgooye iyo Xaawo Cabdi, oo ay u daran yihiin caruurta.

read story at bbc.co.uk 


Wakaaladda Mareykanka ah ee USAID ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaallada, abaaraha iyo sicir-bararku ay uga sii dareen xaaladda bani'aadannimo.

read story at bbc.co.uk 

Somali News

Dayniile BBC Somali Horn Afrik SBC Online Hadhwanaag Idamaale Puntland Post Radio Somaliland
International Newspapers on Somalia

World news

Yahoo Top stories UEFA Latest News BBC World News Reuters News

Sports news

World Soccer News UEFA Latest News BBC Sport front page BBC Sport (football)

Technology news

SlashDot Gizmodo (Gadgets) Engadget (..more) Tech Republic C|Net News.com Wired Top stories BBC Technology Ingeniøren.dk (DK)

Arabic news

AFP Arabic News Aljazeera Asharq Alawsat (eng) Moheet Al-Ahram (eng)

Digital photography

Topleft pixel Unprocessed Durham Township