Need to post this video somewhere else?
Insert the code below into your webpage..
Copy and paste. Adjust the size of the video at pleasure..


»» Hadii aad doonayso inaad vdeogan bogaaga geliso, qaado koodkan hoose (Copy)..
kadibna bogaaga meel kamid ah dhig (Paste) :o
Close Select code Adjust size
LIST VIEW  GRID VIEW (side by side)


March 25th, 2007

Ciidamadii dowladdi hore oo dhoola tus sameynaya, 21ka oktoober

Ciidamadii dowladdi Siyaad oo dhoola-tus ka sameynaya fagaaraha, 21ka oktoober..


»Soddon qaad rasaastiis
   aan sinaba loo waayin,

» Saqiir iyo toban jirkiinii sitaad
   nabad sugaysaane,

» Safar la laayiyo naflahaan
   salashay laabtiisu,

» Sanaadiiqda lacagta laga buuxiyee
   dibedda loo saaray,

» Saqiir ooyi hooyada sawaxi oday
   gacamaha sayrin,

» Sirqa baahan dhalinyaro sahwiday
   oo gaajo ay solatay,

» Suuq ololay beesada sabayn aan
   qaar indhaha saarin,

» Safkayaga dhergaaya oon
   bulshada eegin siliceeda,

» Seedaha sokeeyaha is jaray
   nabadda seerowday (cajiib..),

» Sulfaha dhacay abaaraha sanqaray
   waxaakan sooyaamay,

» Saddex Allifle Jannankii ka biqi
   yeyna soo maraye,

» Sababaha dhibaatadan ku timid
   waa la soconaaye,

» Soomaaliyey Kitaab been ah baa
   saan inoo galaye,

» Saatirkeenna ma loo
   noqonayaa weyna saamixiye..??

[Nuux Saciid Naxar, 1990]

Saatirkeenna ma loo noqon, weyna saamixiye?
Length: 5 min

 Go back to the videos..

News and
video blog


Search videos
Halkan waxaad ka daawan kadhaa video iyo filimo documentary ah oo u badan kuwo quseeya dadka soomaalida ah.
Si aad u daawato video-yada, waxaad u baahan-tahay RealPlayer, Flash, iwm. (hoos eeg)
NEW: Videos as a LIST
Luqada dooro, taabo labada calan midkood

documentaries

Videos served:
Take-away or enjoy
on this spot

Your weekly dose of fresh somali videos


To view these videos, you need Windows Media Player, Flash player 7 and Real Player

If you can't view the videos, you may need to download them: Windows Mediaplayer here RealOne Player here Flash player here
Having problems?
click here..
..Hadaadan daawan karin, halkan riix..